Duqa Muqdisho oo amar & ganaax wada socda ku soo rogay Maamulada degmooyinka

Shirka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar shirkaan ayaa waxaa shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish). Waxaa looga hadlay shirka Dardar galinta Amniga Magaalada Nadaafada, kordhinta dakhliga iyo qodobo kale. Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa amar lagu siiyey iney fuliyaan … Continue reading Duqa Muqdisho oo amar & ganaax wada socda ku soo rogay Maamulada degmooyinka